Ugaaska Beesha Xawaadle oo Caawa ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa goordhaw isbitaal kuyaala magaalada Muqdisho ku geeriyooday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ahaa Ugaaska guud ee beesha Xawaadle. Sida aan wararka ku helnay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa xanuunsanaa maalmihii lasoo dhaafay, lamana shaacin wali xanuunka sababay geeridiisa ,inkastoo soo baxayaan warar sheegaya in uu u geeriyooday cudurka Covid-19. Ugaas Xasan … Continue reading Ugaaska Beesha Xawaadle oo Caawa ku geeriyooday magaalada Muqdisho